Caa’isho dhimashadu naruuro iyo naxariis bay u ahayd..!!

Caasho kaliya lama kufsan, kaliya lama dilin ee noloshaa lagu silciyey. Waxaa la sheegay saaka markii lasoo tuuray ayadoo jiwaan ku jirtaa inay noolayd laakiin naf silic leh ay ku jirtay. Bal qiyaas 24 saac oo jirdil iyo jarjarad hilibkeeda ah intee bay xanuuun martay! Waxaa la sheegay markii saaka la keenay in indhaha mid … Continue reading Caa’isho dhimashadu naruuro iyo naxariis bay u ahayd..!!